Is-weydaarsiga Tacliinta Caalamiga ah
Fududeynta is-weydaarsiga ardayda iyo shaqaalaha si loo kobciyo tayada waxbarashada iyo isdhexgalka dhaqamada.
Taageeridda Is-weydaarsiga iyo Caalamiyeynta ee Wax barashada iyo Ka-qaybgalka Hay'adaha Tacliinta Sare ee Soomaaliya
Learning and Engagement in Somali HEIs
Kobcinta tacliinta iyadoo loo marayo is-weydaarsiga tacliinta, iskaashiyo istiraatiiji ah, iyo hindisayaasha dhisidda awoodda ee hay'adaha Soomaaliyeed.
Sii Akhri
Ku biirinta jaamacadaha Soomaaliyeed shabakadaha tacliinta caalamiga ah iyadoo la dhiirigelinayo waxbarasho loo dhan yahay oo loogu talagalay ardayda dan yar ah.
Discover SMILE
April 07, 2026 at 08:00 AM
Metu
Balaarinta fursadaha caalamiga ah ee barnaamijyada waxbarashada ardayda Soomaaliyeed iyo shaqaalaha jaamacadaha.
Abuurista fursado tacliin sare oo loogu talagalay kooxaha la haybsooco, oo ay ku jiraan barakacayaasha (IDPs) iyo gabdhaha ardayda ah.
Dhisidda xiriir hay'adeed oo xooggan oo u dhexeeya jaamacadaha Soomaaliyeed iyo shabakadaha tacliinta ee Yurub.
Fududeynta is-weydaarsiga ardayda iyo shaqaalaha si loo kobciyo tayada waxbarashada iyo isdhexgalka dhaqamada.
Hirgelinta is-weydaarsiga fogaanta (virtual mobility), iyo istiraatiijiyado lagu taageerayo dadka barakacayaasha ah iyo ardayda gabdhaha ah.
mashaariicda
mashaariicda
mashaariicda
mashaariicda
mashaariicda









Mashruuca SMILE wuxuu xaqiijinayaa in jaamacadaha Soomaaliyeed ay helaan, dabaqaan, ayna joogteeyaan istiraatiijiyadaha caalamiyeynta iyadoo loo marayo isku darka habaysan ee tababar theory ah, mid practical ah, iyo hagitaan caalami ah.
Baro sida aan u buuxinayno farqiga u dhexeeya hay'adaha tacliinta sare ee
Soomaaliyeed iyo shabakadaha tacliinta caalamiga ah.
The workshop provided valuable opportunities to exchange experiences and learn from different institutional perspectives. I especially appreciated the interactive sessions, which encouraged collaboration and practical problem-solving.
It was inspiring to see Somali and European institutions working side by side to develop practical solutions for internationalization. The discussions were highly productive and laid a solid foundation for future cooperation.
The Ankara meeting demonstrated a strong commitment to improving international collaboration among Somali universities. The co-creation approach ensured that every partner had a meaningful voice in shaping the project's future activities.
